Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Jubbaland Mudane Cabdullaahi Axmed ayaa faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda intii uu xafiiska joogay.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya