Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda arimaha bulshada Degmada Guriceel Saydcali Gamuure ayaa kulan laqaatay gudoomiye yaasha xaafadaha degmada Guriceel oo ay wehliyaan guddiyada xaafadaha kuwaa oo uu kala hadlay sidii loo waynay lahaa munaasabada kowda Luulyo oo ah maalin qaran oo ay Gobolada Kuufureed ee Soomaaliya qaateen xornimada ayna midoobeen Gobolada waqooyi iyo koofur.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya