Afur la’aan soo wajahday qoysas ku nool kaamka Dayax ee Baladweyne

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskaan oo dagan kaamka dayax ee xaafada holwadaag ee Magalada Baladweyne ayaa waxaa heysto xaalado nolol xumo oo is biir saday iyagoona heysan wax ay ku afuraan xili lagu gudo jiro bisha barkeysan ee Ramadaan.

Dadka ku nool kaamka dayax ayaa u badan haween iyo carur aan shaqeysan karin si ay u helaan wax ay ku afuraan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya