Adeegyo Caafimaad oo bilaash ah oo loo sameeyay dadka ku nool Deegaanka Daarusalaam.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda Caafimaadka ka barta Mac-hadka Culuumta Caafimaadka Hargeysa iyo dhaqaatiirta wax kadhiga Mac-hadka ayaa adeegyo Caafimaad oo Bilaash ah usameeyey dadka ku nool Deegaanka Daarusalaam Ee Gobolka Maroodijeex.

Adeegyadan Caafimaad ee ka sameeysay Mac-hadka Culuumta Caafimaadka Hargeysa ayaa waxa ka faa’iideystay dadka Deegaanka oo iskugu jira waayeel Caruur iyo Haween.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa