Adeegsiga badan ee Telefonada ganacnta oo laga digay.

0
202

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Isticmaalka badan ee Tilifoonada Gacanta ayaa saamayn aan wanaagsanayn ku keena caafimaadka dadka, waxaana  laga qaada sida ay Dhaqaatirtu Sheegeen Xanuunada ku dhaca indhaha iyo maskaxda.

Naxwo Axmed Kadiye ayaa ka warramaysa.