Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Buuhoodle ayaa laga daah furay Adeegga sumad-siinta Gaadiidka ee loo yaqaano Taargooyinka Gadiidka loo isticmaalo.
Munaasabada lagu daahfuraayey waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiin uu horkacayay Madaxweynaha SSC Khaatumo, Aqoonyahano, Ganacsato iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa
Audio Player