Adeega M-peesa oo kaalin muhiim kaga jira ganacsiga Degmada Dhoobley

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Adeega M-peesada oo ah adeeg la cagaha la iskugu diro ayaa ahaa mudooyinkii danbe mid si weyn uga shaqeeya Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose islamar ahaantaana qaar badan oo kamid ah bulshada u noqday Ganacsiyo ay nolol-maaleedkooda ka soo saartaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya