Adeeg caafimad oo loo sameeyay caruurta kujirta xarunta Xannaanda Maamo Ugaaso ee Muqisho.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka gobalka banaadir ayaa baaritaano iyo daaweyn caafimaad u sameeyay Caruur Danyar iyo agoon isugu jirta lagana soo aruuriyay qaybaha kala duwan ee Muqdisho oo ay kuyacnaayeen kuwaa oo hada kunool xaruunta Daryeelka Caruurta ee maamo ugaaso ee Magaalada muqdisho.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa Warbixintan ku eegaya