Abe ku nool Magaalada Dhoobley oo noloshiisa ka maareya hagaajinta Tilifoonada.

0
254

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mohamed Saalax waa Abee ku nool Deegaanka Dhoobley waxaa uu nolosha  qoyskiisa ka maareya cilad bixinta Moobilada isagoo ku jiray shaqadan muddo ku dhow 25 sano.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa