Abaaraha ku dhuftay gobolka Galgaduud oo saamayn ku yeeshay wax soo saarka dalagyada khudaarta ee degmada Caabudwaaq

0
395

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soomaaliya waxa ay kamid tahay dalalka ay saameysay isbadalka cimilada aduunka.heerkuulka cadceeda ayaa aad u sareysa iyadoo lagu jiro xiliga diraacda.

Ganacsatada qudaarta dagmada caabudwaq ayaa sheegay in sare u kaca uu ku yimid qiimaha lakala siisto qudaarta qeybaheeda kala duwan kadib markii hoos u dhac baahsan uu ku yimid xaddiga biyaha wabiyada jubba iyo shabeelle oo ay ku tiirsanaayeen beeraley soomaliyeed

Hadaba qaar kamid ah ganacsatada qudaarta ee degmada caabudwaaq ayaa ka hadlay sare u kaca ku yimid qiimaha qudaarta.

Dhinaca kale waxaa jiro ganacsato kasoo jeeda degmada caabudwaaq oo layimid fikrado dhaxalgal ah oo ay sare ugu qaadayaan kobaca waxsoo saarka beerahooda cumar cali xusein oo kamid ah ganacsatadaas ayaa faah faahin kabixiyay arinkani

10,kii sano ee lasoo dhaafay heerkuulka caalamka ayaa ahaa mid aad u sareeya taasoo saameysay dad iyo duunyaba.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya