Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xalaad abareed oo sameeyn ku yeelatay nolasha dadka iyo duunyada ayaa ka jirto Degmada lughaya ee Maamulka Soomaliland Deegaanada hoos yimaado.
Qoysaska ku nool degmada lughaya iyo degaanada hoos yimaado ayaa wajahaaayo xalad biyo la’aan ah kadib markii ay gureen ilihii ay biyaha ka heli jireen halka daaqsinka xooluhuna uu yaraaday.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa