Aabo Soomaaliyeed oo si isxilqaan ah bacaadka uga u ruuriya wadooyinka Magaalada Dhoobley

0
221

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)- Aabe Soomaliyeed oo ku nool Magaalada Dhoobley ayaa bilaabay barnaamij is xilqaan ah, kaasi oo uu bacaadka kaga qaadayo wadooyiinka ku yaala xaafadaha Magaalada Dhoobley.