Aabe baahiyaha gaarka qaba Oo Baydhabo ku xanuunsan oo codsaday in la caawiyo.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aabe kuulow waa qof da’ah hadda waxaa uu ka mid yahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Baydhabo, kuulow ayaa wuuxu la’ yahay indhaha, gacanta bidix iyo dhaawacyo aan muuqan.

1977 ayuu la kulmay dhibtaan uu la noolyahay ah, Aabe Kuulow ayaa xiligaasi ka shaqeynaayay gaadiidka dab-damiska sida uu sheegay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa