Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loo yareeyo saameynada kala duwan ee ka dhashay isbadalka cimilada bulshadana loogu baraarujiyo la qabsiga isbadalka ka dhashay cimilada ayaa Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbalaand waxaa ay wadaa qorshe la doonayo in sanadka 2025-ka deegaanada iyo degmooyinka Jubbaland laga hirgalinayo xarumo lagu bacrimiyo dhirta muhiimka kuwaas oo ay bulshadu si bilaash ah uga faa’iidaysan doonaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya