Kulan Khilaaf Xalin ah Oo lala yeeshay Odeyaasha Gobolka Bakool.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo odayaaaha dhaqanka ee degmada xudur ay la qaateen wasiirada wasaradaha aminga iyo cadalada ee dowlada koonfur galbeed ee dhowantaan ku sugaan degmada ayaa waxaa uu ujedkiisu ahaa sidii Xal looga gaari lahaa shaqaaqooyinkii dhowaan ka dhacey degmada.

Waxaana inta uu socodey kulanka la isku af gartey in dhamaan dadkii ka danbeyey shaqaqadii degmada ka dhacdey lagu wareejin doona maxakamada si loo marsiiya cadaalada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa