Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Mudane Maxamed Ibraahin Oogle ayaa Magaalada kismaayo ka daahfurtay shir ku saabsan wadashaqenta Hay’adaha Bah-wadaagta la ah Wasaaradda iyo xal u helida baahiyaha ka jira Deegaanka.
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimayaal ka tirsan Wasaaraddaha Jubbaland, Maamulka Gobalka Jubbada Hoose ka Degmada Kismaayo, Maamulka Gobalka Gedo iyo sido kale Marti sharaf kale.
Guddoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose iyo Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Gedo ayaa ugu horeyn si wada jir ah Shirka u soo dhaweyay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya