Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaafadda Sheekh Aweys ee Magaalada Xudur ayaa waxaa laga Daah-Furey Garoon Salax ah ee lagu Ciyaaro kubada Cagta, kaas oo ay Baahi weyn u qabeen Dhalinyarada Xirfad ahaan jacel Kubadda ee Ku Nool Xaafadda.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya