Degmada Afgooye oo laga bilaabay Barnaamijka Tirakoobka Guryaha.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahin Barre ayaa Degmada Afgooye ka daah-furay Barnaamijka tirakoobka guryaha Degmada Afgooye iyo degaanka lafoole ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

Barnaamijkaan oo lagu tirakoobayo Guryaha iyo goobaha ganacsi ayaa munaasabadda lagu daah-furayay waxaa guddoomiha ku wehlinayey Gudoomiyaasha Degmada Afgooye iyo Degaanka lafoole.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya