Ardeyda Iskuulka 20 December oo la gaarsiiyay Buugga Rajadu Waa Inaga.

0
26

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka 20ka December ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka la gaarsiiyay buuga rajada waa inaga ee uu qoray qoraa Hure Buubaa waxaana buugaagta ku taageeray Ardayda iyo Iskuulkoodaba Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare.

Qoraaga buuga ayaa Iskuulka u tagay sidii nuqulada buga uu u wareejin lahaa islamarkaana Maamulka Macalimiinta Ardayda u gaarsiin lahaa fariinta ka timidRa’iisul wasaaraha XFS oo ugu talagalay Ardayda iyo Iskuulkoodaba in buugaagta ay ka faa’iideystaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa