Bulshada Deegaanka Wara-dhuumale ee Gobolka Hiiraan oo Anteen la’aan ka cabanaya.

0
25

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Wara-dhuumale oo ka mid ah Deeganada ka tirsan gobalka Hiiraan ayaa Bulshada Deegaankas waxa ay ka cabanayaan Anteeno Xumo Baahsan oo deegaanka ka jirta wax ay shirkadadaha isgaarsiinta ugu baaqeen in deegaanka laga hirgaliayo xarumo isgaarsiineed si bulshada deegaankaas uga gudbaan dhibaatada heysata ee dhanka isgaarsiinta ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya