Ururada Haweenka Degmada Baydhabo oo Kulan is xog wareysi ah la qaatay Barakacayaasha.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo iyo Guddoomiyaha ururka Hormarinta xuquuqda Haweenka kgs oo ay wehliyaan xubno kale ayaa kormeerey kaamamka Barakacayaasha Magaalada Baydhabo.

Ujeedka kormeerkan ayaa la xiriira sidii ay ugu kuurgali lahaayeen baahiyaha ay qabaan qoysaska iyo caruurta iyo sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha dhinaca nolosha ah ee haysta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa