Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Puntland iyo Maamulka Degmada Xarfo ayaa Daaweyn iyo Baaris Ku sameeyay Xoolo Ku Sumoobay Baadiyaha Xarfo.
Qaar ka mid ah dadka xoolaleyda ah eek u dhaqan Baadiyaha Xarfo ee Daaweyn iyo Baaris loogu sameeyay Xoolahooda Sumoowey ayaa u Mahadceliyey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Puntland iyo Maamulka Degmada Xarfo.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya