Cudurka Gowracadatada oo ka dillaacay gobolka Mudug.

0
25

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanno hoos taga degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa ka dillaacay xanuun cusub oo dad u geeriyoodeen.

Guddoomiye ku xigeenka deegaanka Bajeela oo hoos taga Hobyo oo waraysi siiyay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in xanuunka Gowracatada oo ka dillaacay deegaanka ay dad u geeriyoodeen sidoo kale tiro dad ah oo uu soo ritay cusbitaallada la geeyay. Waxaa uu codsaday in gargaar caafimaad lala soo gaaro.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya