Dhalinyarada cabitaanada ka sameeya Qudaarta Dalka oo ku soo badanaya Dhoobley.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qudaarta Dalkeena ka baxda waa mida ugu wanaagsan ee la isticmaalo islamarkaana waxay ka caafimaad badantahay Qudaarta laga soo dhoofiyo dalka dibadiisa.

Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ka faa’iideysatay Shiiditaanka Qudaarta qaybaheeda kala duwan taasi u nooqotay fursado shaqo abuur oo ay ka helaan nolol maalmeedkooda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya