Degmada Afgooye oo Laga Furay Xafiiska Shahaadooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarshada Dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Afgooye Waxey ka hirgelisey xafiiska shahadooyinka ee Gobolka Shabellaha hoose kaasi oo ay Ardeyda Degaanada hoos yimaada Degmada Afoogooye iyo guud ahaanba xaruumaha Waxbarshada ee gobolka ay ka heli doonaan shahaadooyinkooda ayna uga maarmi donaan in ay u soo doontaan goobo kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahineya