Wasaradda deegaanka Galmudug oo amarro kasoo saartay isticmaalka Bacda.

0
157

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Amarkan oo ku socda dhammaan Dekadda Hobyo, waaxaha Canshuuraha iyo baraha kala duwan ee Galmudug laga soo galo, waxaa soo saartay Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Dowladda Galmudug iyadoo hore Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada XFS ay awaamir uga soo sartay bacda lagu isticmalka gudaha dalka Soomaaliya.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramya