Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo isugu yimaadeen laamaha amniga sida Booliska iyo Nabad sugida Degmada Matabaan uuna shir gudoominaayay Gudoomiyaha Degmada Matabaan Bashiir Cabdiraxman Sheekeeye ayaa looga hadlay sidii sara loogu qaadi lahaa amniga Degmada iyo Deegaanada kale ee ku teedsan.
Qodobada kasoo baxay shirkan ayaa waxaa warbaahinta la wadaagay Taliyaha Booliska Degmada Matabaan.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya