Sare u kac ku yimid qiimaha Dhuxusha oo laga dareemayo Magaalada Dhoobley.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhuxusha ayaa ah waxyabaha ay dadka somaliyeed adka u isticmaalaan.

Qaar kamida bulshada ku nool  Magaalada Dhoobley ee iibsada dhuxusha ayaa kawarbixiyay saamaynta ay ku yeelatay sare u kaca ku yimid qiimaha la iibiyo dhuxusha.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa