Goobaha Waxbarashada Deegaanada Hirshabeele oo laga Joojiyay isticmaalka taleefoonnada.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka Bulshada Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Cabdishakuur Maxamed Xasan oo uwaramay Warbaahinta ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle ay mamnuucday isticlaamlka taleefoonnadaa fasalada Dugsiga sare.

Arintan ayuu ku sheegay in ay tahay mid lagu horumarinaayo Tayada Waxbarashada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa