Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Markab siday Deeq Gargaar ah oo gaareysa 3000 oo tan oo Soomaliya ugu deeqday Dowlada Turkiga ayaa maanta soo gaarayDakada wayn ee Magaalada Muqdisho.
Deeqdan ayaa lagu wareejiyay Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka waxaana Munaasabada wareejinta deeqdan oo ka Dhacday Dakada goob joog ahaa Raiisul wasaare ku xigeenka soomaliya Saalax Axmed Jaamac, Gudoomiyaha Hey’adda Sodma Maxamud Macalin Cabdulle,Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya