Xabsi u gaar ah Haweenka Maxaabiista ah oo laga hirgaliyay Degmada Xamar Jajab.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad kooban ayaa ka dhacday saldhiga Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banadir taas oo lagu dhisayay wajiga 2-aad ee xabsi loogu talagalay in lagu dhaqan celiyo Haweenka geesta dhibaatooyiinka kala duwan.

Dhismaha xabsigan ayaa waxaa siweyn uga qeyb qaadanayay ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya