Dowladda Hoose Garoowe oo awaamiir ka soo saartay iibinta Raashinka dhacay.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Awaamiirtan ay soo saartey Dowladda Hoose ee  Garoowe ayaa lagu Mamnuucay Cunooyinka iyo Sharaabka dhacay ee lagu iibiyo suuqyada Magaalada Garoowe, gaar ahaan kuwa sajaleysan oo Saameyn Caafimaad ku yeelatey Bulshada, kadib markii ay dhaqaatiirta Caafimaadka ay xuseen in Cunooyinka iyo Sharaabka dhacay ay sabab u yihiin Xanuunada qaar ee ka jira Deegaanka.

Naxwo Axmed kadiye.ayaa kawarameysa