Talaal looga hortagayo cudurada dilaaga ah oo laga bilaabay Isbitaalka shacab ee Baladweyne.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Shacab ee Baladweyne ayaa bilaabay bixinta talaalada looga hortago cudurada dilaaga ah sida Dabeeysha ,Jadeecada iyo cuduro kale kuwaasi oo loogu tala galay ineey ka faa-ideystaan caruurta .

Talaalkaan ayaa door ka qaadanaya in caruurta ay noqdaan kuwoo ka badqaba cudurada dilaaga ah.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa