Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqolaal Arday ayaa Maanta ufariistay Imtixaanka Qabuulka ee Jaamacada Banaadir.
Masuuliyiinta Jaamacadda Banaadir ayaa goob joog ahaa kuwaasi oo si rasmi ah u dahfuray imtixaanka, diwaan haya guud ee Jaamacadda Banaadir Cabdiqaadir Xasan Axmed iyo Hormuudka Sanadka aas-aasiga Cabdiraxmaan ayaa ugu horayn warbaajinta la hadlay.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya