Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyada XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfurtay shirka Istiraatiijiyadda dakhli uruurinta dowladda ee 3-da sano ee soo socota.
kulanka waxaa ka qeyb galay Qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed Shirkadaha Gaarka loo leeyahay Bangiyada iyo sido kale Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
ugu horeyn waxaa kulanka daah furay oo Istiraatiijiyadda dakhli uruurinta dowladda ee 3-da sano ee soo socota fah-faahin ka bixiyay Agaasimaha Guud ee Dakhliga Feysal Maxamed Xaashi.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya