Maamulka Degmada Hobyo oo sheegay in dib u dayactir lagu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Degmadaas

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hobyo Muqtaar Cabdullaahi Maxamed oo ay weheliyeen Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Hobyo Cabdirisaq Maxamed Ducaale iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Hobyo halkaasi oo lagu wado in dhawaan ay ka bilowdaan duulimaadyadu.

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hobyo Muqtaar Cabdullaahi Maxamed ayaana ugu horeyn kawaramay kormeerkan iyo ujeedkiisa.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya