Wasaaradda Dhalinyarada Jubbaland oo ka hadashay doorka Haweenka ee ka qeyb galka siyaasada.

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubaland Marwa Faduma Cali Cabdikarin ayaa ka hadashay doorka haweenka ee ka qeybgalka siyaasada iyadoo sheegtay in haweenka door lixaad leh ay ka qaataan dowlad dhiska soomaaliya.

Marwa Fadumo ayaa sheegtay in haweenka soomaaliyeed siyaasada ay ku leeyihiin boqolkiiba sodon loona baahanyahay in laga sii balaariyo.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya