Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad goboleedka Galmudug Cali Maxamuud Faarax Cali Seeko ayaa kawarbixiyay goorta la bilaabayo dhismaha dekedda Magaalada Hobyo ee gobalka mudug oo dhawan Magaalada Muqdisho uu ku Saxiixay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor.
Dhanka kale Wasiirka ayaa sheegey In heshiiskaan ka duwan yaha kuwii hore loo saxiixi jiran filashaduna tahay dhameestirka Dekadda Hobyo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa