Trump iyo taageerayaashiisa oo ka digaya in doorashada la xado.

0
59
PHILADELPHIA, PENNSYLVANIA - SEPTEMBER 10: Republican presidential nominee, former U.S. President Donald Trump, debates Democratic presidential nominee, U.S. Vice President Kamala Harris, for the first time during the presidential election campaign at The National Constitution Center on September 10, 2024 in Philadelphia, Pennsylvania. After earning the Democratic Party nomination following President Joe Biden’s decision to leave the race, Harris faced off with Trump in what may be the only debate of the 2024 race for the White House. (Photo by Win McNamee/Getty Images)

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump iyo qaar badan oo ka mid ah taageerayaashiisa ayaa cadeyn la’aan ku andacoonaya in doorashadii 2020-kii dalkan ka dhacday la xaday, waxayna ay ka digayaan in si taas la mid ah ay dhici karto doorashada 2024-ka.

Saraakiisha doorashooyinka ee xisbiyada Dimoqraadiga iyo kuwa Jamhuuriga ee Gobolka Michigan ayaa ku muransan sheegashadaas, waxayna ka shaqeynayaan inay u xaqiijiyaan dadka Maraykanka in codadkooda ay sugan yihiin.