Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka baahiyaha gaarka qabo ayaa waxaa intooda badan ay ku yar yihiin Xafiisayada Wasaraddaha Jubbaland, waxayna Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xaququl Insaanka Jubbaland ay sheegtay in la shaqaaleesiiyo dadka baahiya gaarka qabo ee ka shaqeyn kara xafiisayada Hay’adaha Dowlada si’ xaquuqooda u helaan bulshada baahiya gaarka qabo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa