Shirka dib u heshiinta Bulshada Oo ka Furmey Degmada Bardaale.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KG, ayaa u qabatey Bulshada Degmada Bardaale Shir ku saabsan Arimaha dib u heshiisiinta iyo is dhexgalka Bulshada oo loogu talagaley in xal waara loogu gaaro Khilaafaadka soo no noqday.

Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galey xubnaha Maamulka Degmada, Odeyaasha dhaqanka,dhalinyarada Haweenka,inta uu kulanka socdey ayaa waxaa aad looga doodey sidii loo afjari lahaa Arimaha ka jira Bardaale.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa