Munaasabad lagu xusayay sannad guurada 8-aad ee Maamulka Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka qeyb galay xuska sannad guurada 8-aad ee maamulkaas oo lagu qabtay Jowhar.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya