Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka Daba-yoodley oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa ay sheegeen in isbaarooyin la dhigtay waddooyinka mara Deegaanka ay saamayn xooggan ku yeesheen.
Waxaa kale ay codsi udireen Maamuladda Hirshabeelle iyo Galmudug iyagoo xusay inay u baahanyihiin adeegyada bcaafimaadka iyo waxbarashada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya