Macalimiinta Degmada Dhoobley oo ku baaqay in la xoojiyo Waxbarashada Degmada.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada Dalkeena Soomaaliya ayaa laga dareemayaa isbadelo dhinaac walba ah taasi oo ay Qeyb ka tahay in la jaanqadayso waxbarashada kajirto Dunida inteeda kale.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa mudooyiinki dambe waxaa sii kordheysay horumarrada Waxbarasho oo ay ku talaabsaneyso.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya