Man City Oo Rikoodh Ka Dhigtay Premier League.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Man City ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Fulham kulan ka dhacay Etihad kana tirsnaaa premier Legaue.

Man City ayaa ku badisay goolal ay u dhaliyeen Kovacic (2) iyo Doku kulan ay rikoodh cajiib ah sii ilaashadeen.

Kooxda Pep Guardiola ayaan laga badin kulankii 30-aad ee horyaalka premier League oo xidhiidh ah.

Kooxda Man City ayaa ah kooxda kaliya ee horay u dhigtay rikoodhkan waxana ay bar-baraysay rikoodhkeedii.

Man City ayaan wax guuldaro ah la kulmin 30 kulan intii u dhexaysay 2017 ilaa 2018 waxana u haatan mar kale bar-baraysay rikoodhkaas.