Ururka Dhalinyarada cagaarsan ee Kismaayo oo kormeer ku tagay Beeraha Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

0
174

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Midoowga Dhalinyarada cagaarsan ee ka dhisan Magaaalada Kismaayo ee xaruunta Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa booqosho iyo dhiirigalin uga tagay qaar ka mid ah beeraleyda Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya