Isbitaalka Daaru-salaam oo bilaabay wajiga Sedexaad ee qaliimada Wadnaha oo lacag la’aan ah

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho oo kaa shanaya Xarunta Muqdisho Heart Centre ayaa bilaabay wajigii Saddexaad ee baarista Daaweynta iyo Qaliimada xanuunada ku dhaca Wadanaha.

Dr Axmed Maxamed (Maxamed Nairobi) Dhaqtarka xanuunada Wadnaha ee Carruurta ahna Maamulaha Xarunta Muqdisho Heart Centre ayaa ugu horeyn fah-faahin ka bixiyay Barnaamijkan ay ugu tala galeen Carruurta iyo Dadka waa weyn ee ka xanuusan Wadnaha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya