Cabasho ay qabeen wadayaasha Bajaajtaa Guriceel oo xal laga gaaray

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bajaajlayda degmada Guriceel ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ay sameeyeen isu soo bax ay ku dalbanayeen in lagag joojiyo canshuur ay sheegeen in maamulka degmadu uu ku kordhiyay.

Seddex dollar ayaa maalintii laga qaadi jiray waxaana ay sheegeen in 5 Dollar laga dhigay lacagta laga qaadayo malain kasta. Maamulka degmada Guriceel iyo Booliiska ayaa kulan lasheegay wadayaasha Bajaajta Guriceel waxaana ay sheegeen in xal laga gaaray arrintaas.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa