Kulan looga hadlayay adeega maamul daadejinta mashaariicda oo lagu qabtay Burco.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay Kulankan oo looga hdalayay adeega maamul daadejinta mashaariicda.

Waxaa kulanka goobjoog ahaa masuuliyiin ka socotay Wasaaradaha madaxda maamulka gobolka Togdheer iyo kan Magaalada Burco qaar kamid ah madaxda ururada Bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa