Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Dabeyshu, waa cudur uu keeno feyrus ku dhacaa Carruurta iyo dadka waaweynba, waxaa laga qaadaa afka, Dabayshu waxay dhalin kartaa xanuun yar ama astaamo sahlan, waxay wax yeellaysaa hab-dhiska neerfayaasha iyo dheefshiidka, kadibna waxay dhalisaa curyaannimo joogta ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa